0638751607 info@soolpower.com Laascaanood, Sool, Somalia
EN SO

Sool Power oo $20,000 ugu Deeqday Guddiga Horumarinta Caasimadda Laascaanood

Events · 2026-10-01

Building local capacity for installation and maintenance excellence.

Shirkadda Sool Power ayaa lacag dhan $20,000 ugu deeqday Guddiga Horumarinta Caasimadda Laascaanood, si ay uga qayb qaadato dadaallada horumarinta iyo dib-u-dhiska caasimadda. Deeqdan ayaa muujinaysa kaalinta shirkaddu ka qaadanayso taageeridda horumarka bulshada iyo kobcinta bilicda magaalada Laascaanood.

← All News & Events

Our Client Reviews

Our Partners